Somalia oo ka hor timid in Al-shabaab lagu daro liiska argagixisada caalamiga ah

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramadda Midoobay ayaa ka soo horjeestay codsiga ay dowladda Kenya u gudbisay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ee ku aadan in Al-Shabaab lagu daro liiska argagixisada caalamka. Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ku bixisay in aan Al-Shabaab lagu darin Liiska argagixisadda Caalamiga ah, isagoo faahfaahin ka bixiyay sababta … Continue reading Somalia oo ka hor timid in Al-shabaab lagu daro liiska argagixisada caalamiga ah